Book Ride Anywhere

Última versão

Versão
Atualizar
3 de jul de 2025
Desenvolvedor
Categoria
Google Play ID
Instalações
50.000+

App APKs

Sahal Transport APP

Macmiil, safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow; adeegyada kala duwan ee Sahal Transporte!

Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mid ah:

1: Adeegga Bus-ka
2: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah, adiga oo ilaashanaya waqtigaaga
3: Adeegga alaabaha culus (Cargo) una diri kara gobollada Dalka.
4: Adeegga Delivery-ga


Waxaanu kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan, uguna soo dhawaynta wanaagsan.

SAHAL waa sahlaha safarkaaga iyo danahaaga shaqsiga ah
Ler mais

Anúncio