Book Ride Anywhere

Dernière version

Version
Mise à jour
3 juil. 2025
Développeur
Google Play ID
Installations
50 000+

App APKs

Sahal Transport APP

Macmiil, safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow ; adeegyada kala duwan ee Sahal Transport!

Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mi ah :

1: Adeegga Bus-ka
2: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah, adiga oo ilaashanaya waqtigaaga
3 : Adeegga alaabaha culus (Cargo) una diri kara gobollada Dalka.
4: Adeegga Delivery-ga


Waxaanu kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan, uguna soo dhawaynta wanaagsan.

SAHAL waa sahlaha safarkaaga iyo danahaaga shaqsiga ah
Lire la suite

Publicité