Book Ride Anywhere

Ostatnia Wersja

Wersja
Aktualizuj
3 lip 2025
Google Play ID
Instalacje
50 000+

App APKs

Sahal Transport APP

Macmiil, safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow; adeegyada kala duwan ee Sahal Transport!

Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mid ah:

1: Adeegga Bus-ka
2: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah, adiga oo ilaashanaya waqtigaaga
3: Adeegga alaabaha culus (Ładunek) una diri kara gobollada Dalka.
4: Dostawa Adeegga-ga


Waxaanu kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan, uguna soo dhawaynta wanaagsan.

SAHAL waa sahlaha safarkaaga iyo danahaaga shaqsiga ah
Więcej informacji

Reklama