Sahal Transport APP
Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mid ah:
1: Adeegga Bus-ka
2: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah، adiga oo ilaashanaya waqtigaaga
3: Adeegga alaabaha culus (Cargo) una diri kara gobollada Dalka.
4: Adeegga Delivery-ga
Waxaanu kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan، uguna soo dhawaynta wanaagsan.
سهل وصحلاها safarkaaga iyo danahaaga shaqsiga ah