Book Ride Anywhere

En Son Sürüm

Sürüm
Güncelleme
3 Tem 2025
Geliştirici
Kategori
Google Play ID
Yükleme sayısı
50.000+

App APKs

Sahal Transport APP

Macmiil, safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow; adeegyada kala duwan ee Sahal Transport!

Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mid ah:

1: Adeegga Otobüs-ka
2: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah, adiga oo ilaashanaya waqtigaaga
3: Adeegga alaabaha culus (Kargo) una diri kara gobollada Dalka.
4: Adeegga Teslimat-ga


Waxaanu kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan, uguna soo dhawaynta wanaagsan.

SAHAL waa sahlaha safarkaaga iyo danahaaga shaqsiga ah
Devamı

Reklam