Book Ride Anywhere

Aktuelle Version

Version
Aktualisieren
03.07.2025
Kategorie
Google Play ID
Installationen
50.000+

App APKs

Sahal Transport APP

Macmiil, safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow; adeegyada kala duwan ee Sahal Transport!

Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mid ah:

1: Adeegga Bus-ka
2: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah, adiga oo ilaashanaya waqtigaaga
3: Adeegga alaabaha culus (Fracht) una diri kara gobollada Dalka.
4: Adeegga Delivery-ga


Waxaanu kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan, uguna soo dhawaynta wanaagsan.

SAHAL waa sahlaha safarkaaga iyo danahaaga shaqsiga ah
Weitere Informationen

Werbung