Class Project icon

Class Project

: Somali Students
5.90

Progetto di classe Waxaa loogu talagalay inaan ka faa'iidaystaan ​​ardayda somaliyeed

Nome Class Project
Versione 5.90
Aggiornare 15 ago 2023
Dimensioni 14 MB
Categoria Istruzione
Installazioni 50Mille+
Sviluppatore kulmiss.com
Android OS Android 5.0+
Google Play ID com.kulmis.classproject
Class Project · Istantanee

Class Project · Descrizione

Progetto di classe [2022] waa Application ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 e Fasalka sideedaad.

Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Arafat scuola primaria e secondaria oo kuyaalo caasimada Muqdisho.

Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayda dhigata dugsiyada dhexe.

Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.

Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.

Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose:

faadil@msn.cn

Class Project 5.90 · Download Gratuito

4,4/5 (758+ Recensioni)

Vecchie versioni

Tutte le versioni