Class Project icon

Class Project

: Somali Students
5.90

Proyek Kelas Waxaa loogu talagalay inaan ka faa'iidaystaan ​​ardayda somaliyeed

Nama Class Project
Versi 5.90
Memperbarui Agt 15, 2023
Ukuran 14 MB
Kategori Pendidikan
Instal 50K+
Developer kulmiss.com
Android OS Android 5.0+
Google Play ID com.kulmis.classproject
Class Project · Jepretan Layar

Class Project · Deskripsi

Proyek Kelas [2022] waa Aplikasi ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad.

Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Sekolah Dasar Dan Menengah Arafat oo kuyaalo caasimada Muqdisho.

Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayda dhigata dugsiyada dhexe.

Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.

Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.

Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose:

faadil@msn.cn

Class Project 5.90 · Unduh Gratis

4,4/5 (758+ Ulasan)

Versi lama

Semua versi