Class Project icon

Class Project

: Somali Students
5.90

Proyecto de clase Waxaa loogu talagalay inaan ka faa'iidaystaan ​​ardayda somaliyeed

Nombre Class Project
Versión 5.90
Actualizar 15 de 08 de 2023
Tamaño 14 MB
Categoría Educación
Descargas 50mil+
Desarrollador kulmiss.com
Android OS Android 5.0+
Google Play ID com.kulmis.classproject
Class Project · Capturas de pantalla

Class Project · Descripción

Class Project [2022] waa Application ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad.

Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Arafat primaria y secundaria oo kuyaalo caasimada Muqdisho.

Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayda dhigata dugsiyada dhexe.

Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.

Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.

Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose:

faadil@msn.cn

Class Project 5.90 · Descarga Gratis

4,4/5 (758+ Opiniones)

Versiones anteriores

Todas las versiones