Class Project icon

Class Project

: Somali Students
5.90

Klassenprojekt Waxaa loogu talagalay inaan ka faa'iidaystaan ​​ardayda somaliyeed

Name Class Project
Version 5.90
Aktualisieren 15. Aug. 2023
Größe 14 MB
Kategorie Lernen
Installationen 50Tsd.+
Entwickler kulmiss.com
Android OS Android 5.0+
Google Play ID com.kulmis.classproject
Class Project · Screenshots

Class Project · Beschreibung

Klassenprojekt [2022] waa Anwendung ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Formular 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad.

Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Arafat Primary and Secondary School oo kuyaalo caasimada Muqdisho.

Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayda dhigata dugsiyada dhexe.

Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.

Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.

Fadlan Nagula Wadaag Ra'yigaada Emailka Hoose:

faadil@msn.cn

Class Project 5.90 · Kostenloser Download

4,4/5 (759+ Bewertungen)

Alte versionen

Alle Versionen