Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma icon

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

0.4

Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah

İsim Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma
Sürüm 0.4
Güncelleme 02 Mar 2020
Boyut 6 MB
Kategori Eğitim
Yükleme sayısı 100B+
Geliştirici Abdirahman-Hassan
Android OS Android 3.0+
Google Play ID qamus.somali.hindiso
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma · Ekran Görüntüleri

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma · Açıklama

( Qoraaga Buugga )
"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed (Studi Somali), waxaahawlgalkiisu billaabmay kaddib markii la soo saaray sannadka 1985Qaamuuska Soomaali-Talyaani

(Agostini F., A. Puglielli e Ciise M. Siyaad,Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska ee Muqdisho. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba’een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga “Somalia-Italia” iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed iyo Akedemiyadii, sida hay’adaha kaleee qaranka, iyo guud ahaan xaaladihii colaadeed ee dalka ka jiray waxaysababeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska.Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay (Puglielli 1995,Puglielli e Bitocchi 2009).

Waxaa noo suurtaggeli wayday in waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaas nagama horjoogsanindhamaystirka hab daabacaadda qaamuuskan oo aan maanta u soo bandhigayno"

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma 0.4 · Ücretsi̇z İndi̇ri̇n

5,0/5 (342+ Yorumlar)

Eski versiyonlar

Tüm Sürümler