Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma icon

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

0.4

Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah

Name Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma
Version 0.4
Aktualisieren 02. März 2020
Größe 6 MB
Kategorie Lernen
Installationen 100Tsd.+
Entwickler Abdirahman-Hassan
Android OS Android 3.0+
Google Play ID qamus.somali.hindiso
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma · Screenshots

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma · Beschreibung

(Qoraaga Buugga)
"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay

(Agostini F., A. Puglielli und Ciise M. Siyaad, Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska e. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba'een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga „Somalia-Italia“ iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed iyo Der Dalka Ka Jiray Waxaysababeen in Dib U Habayn Xoog Leh Lagu Sameeyo Mashruuca Qaamuuska.

Waxaa noo suurtaggeli wayday in wachsyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaas nagama

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma 0.4 · Kostenloser Download

5,0/5 (342+ Bewertungen)

Alte versionen

Alle Versionen