Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma icon

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

0.4

Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah

이름 Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma
버전 0.4
업데이트 2020년 03월 02일
크기 6 MB
카테고리 교육
설치 수 100K+
개발자 Abdirahman-Hassan
Android OS Android 3.0+
Google Play ID qamus.somali.hindiso
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma · 스크린샷

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma · 설명

(Qoraaga Buugga)
"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista mark Soomaaliyeed (St.

(Agostini F., A. Puglielli e Ciise M. Siyaad, Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska ee Muqdisho. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba'een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga“Somalia-Italia”iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed iudyo Akedemiyadii cola sqaeda Soomaaliyeed iudyo Akedemiyadii ee dalka ka jiray waxaysababeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska. Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay (Puglielli 1995, Puglielli e Bitocchi 2009).

Waxaa noo suurtaggeli wayday in waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida : ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimacahaas nagama horuskanoo damaystirka uhabsanoo damaystirka

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma 0.4 · 무료 다운로드

5.0/5 (342+ 리뷰)

지난 버전

모든 버전