Tafsiirka Quranka Sh. Dirir icon

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

2.0

Aplicativo-kan ka dhagayso Tafsiirka Quranka oo dhan codka Sheekh Maxamed Dirir

Nome Tafsiirka Quranka Sh. Dirir
Versão 2.0
Atualizar 29 de 06 de 2022
Tamanho 11 MB
Categoria Ferramentas
Instalações 50mil+
Desenvolvedor Somali Islamic Library
Android OS Android 5.0+
Google Play ID com.tafsiirka.qurantranslation
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir · Capturas de tela

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir · Descrição

Bismillahi Raxmaani Raxiim,

Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay em aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Aplicação-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur'anka oo afsoomali ah ee codka Sh.Maxamed Dirir ilaahay ajar iyo xasanaad ha kasanad .

Waxaan ku dadaalnay no aplicativo-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo cera waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur'aanka u dhagaysto.

Astaamaha uu leeyahay application-kan

1. Em aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga.

2. Em aad aayada aad rabto dooran karto.
- taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad é waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesan karto.

3. Em aad qaari'a aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari' oo é kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.

4. Em Marka aad suurada, aayada iyo Qaari'a aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka qraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, si adigoo dhagaysanaya tafsirkii aayadana kitaabka uga aragto.

5. Em aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, taasoo kuu fududeyneysa em aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay.


6. Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taaban.

7. Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo kale waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa.

8. Qari'iin cusub
9. Turjumaadka quranka luqada Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay ka faaidaan.

10. Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah, qaybtaas oo aad

uma. Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto, waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka
b. Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama “Alarme” wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin/dhagaysan karto
c. Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka quraan sh.dirir

Features-kan oo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faa'idno.
InshaAllah wakhtiga soo socda waxyaabo kale ayaan ku soo dari doonaa.

Mahadsanidiin.

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir 2.0 · Baixar Grátis

5,0/5 (277+ Resenhas)

Versões antigas

Todas versões