Tafsiirka Quranka Sh. Dirir icon

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

2.0

Aplikasi-kan ka dhagayso Tafsiirka Quranka oo dhan codka Sheekh Maxamed Dirir

Nama Tafsiirka Quranka Sh. Dirir
Versi 2.0
Memperbarui Jun 29, 2022
Ukuran 11 MB
Kategori Alat
Instal 50K+
Developer Somali Islamic Library
Android OS Android 5.0+
Google Play ID com.tafsiirka.qurantranslation
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir · Jepretan Layar

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir · Deskripsi

Bismillahi Raxmaani Raxiim,

Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay in aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Aplikasi-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur'anka oo afsoomali ah ee coasana .

Waxaan ku dadaalnay dalam aplikasi-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo wax waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur'aanka u dhagaysto.

Astaamaha uu leeyahay aplikasi-kan

1. Dalam aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga.

2. Dalam aad aayada aad rabto dooran karto.
- taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad is waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesan karto.

3. Dalam aad qaari’a aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari’ oo ay kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.

4. Dalam Marka aad suurada,aayada iyo Qaari'a aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, si adigoo dhagaysanaya tafsiirkii aayadana kitaabka uga aragto.

5. Dalam aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, taasoo kuu fududeyneysa in aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay.


6. Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taaban.

7. Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo kale waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa.

8. Qari'iin cusub
9. Turjumaadka quranka luqada Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay ka faaidaan.

10. Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah, qaybtaas oo aad

sebuah. Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto, waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka
B. Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama “Alarm” wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin/dhagaysan karto
C. Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka quraan sh.dirir

Fitur-kan oo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faa'idno.
InsyaAllah wakhtiga soo socda waxyaabo kale ayaan ku soo dari doonaa.

Mahadsanidiin.

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir 2.0 · Unduh Gratis

5,0/5 (277+ Ulasan)

Versi lama

Semua versi