ATA agency icon

ATA agency

1.3

ATA - stowarzyszenia branżowe linii lotniczych

Nazwa ATA agency
Wersja 1.3
Aktualizuj 08 lip 2023
Rozmiar 12 MB
Kategoria Podróże i informacje lokalne
Instalacje 100+
Deweloper Duuliye travels
Android OS Android 7.0+
Google Play ID com.duuliye.flight
ATA agency · Zrzuty ekranu

ATA agency · Opis

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA
Airline Trade Association (ATA) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu seektay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda.
Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka. Sidoo jarmuż ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka
Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA jest hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo jest musaafiriinta Soomaaliyeed jest kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda.
Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka.
Haddaba Haddii aad leedahay Biuro podróży Halkan kala soo dag Application-ka ATA Agency oo soo geli Nazwa użytkownika i hasło-kaaga.
Fiiro Gaar Ah: Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberkan:
Marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay i sidoo jarmuż kuwa aad canceshay. ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan. sidoo jarto si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo jarmuż halkanna ka dooro waqtiga bixitaan-ka. halkanna ka dooro inta qof ay yihiin macaamiisha aad tikid-ka U jareyso. Kadib ku dhufo halkan ay ku qorantahay „Wyszukaj loty”.
waxa aad sidoo jarmuż jest fudud qeybtan ay ku qoran tahay "Zaplanowane loty" jak heli kartaa Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan.
ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Number-ka & Magaca macmiil-ka Safraya. ka dib u dooro macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan Email-ka lagu dirayo Ticket-ka.
Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan waxa aanna kuugu bishaareynaynaa inaan Dhawaan bixin doono abaal
marinno qaali ah oo aan siin doono Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA.
haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u drzwi macaamiishaada Safar Raaxo Leh.
Sidoo jarmuż haddi aad dooneyso w aad u safarto gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA.
oo geli halkan magaalada aad ka safreyso, halkanna magaalada aad u sucoto, kadib dooro xilliga aad baxeyso isla markaana ka dooro halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba. kadib ku dhufo „szukaj lotu”. waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto.
sidoo jarmuż woska aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah „Nadchodzące loty-ka”
haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona.
Mahadsanid

ATA agency 1.3 · Pobierz Bezplatnie

N/A/5 (0+ Opinie)

Old Versions

Wszystkie wersje