ATA agency icon

ATA agency

1.3

ATA - associations professionnelles de compagnies aériennes

Nom ATA agency
Version 1.3
Mise à jour 08 juil. 2023
Taille 12 MB
Catégories Voyages et infos locales
Installations 100+
Développeur Duuliye travels
Android OS Android 7.0+
Google Play ID com.duuliye.flight
ATA agency · Captures d’écran

ATA agency · Description

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA
Airline Trade Association ( ATA ) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu sharpay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda.
Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka. sidoo kale ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka
Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo est musaafiriinta Soomaaliyeed est kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda.
Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka.
Haddaba Haddii aad leedahay Agent de voyage Halkan kala soo dag Application-ka Agence ATA oo soo geli Nom d'utilisateur et mot de passe-kaaga.
Fiiro Gaar Ah : Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberkan :
marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay. ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan. sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo kale halkanna ka dooro waqtiga bixitaan-ka. halkanna ka dooro inta qof est yihiin macaamiisha aad tikid-ka U jareyso. Kadib ku dhufo halkan est ku qorantahay "Rechercher des vols".
waxa aad sidoo kale si fudud qeybtan est ku qoran tahay "Vols réguliers" kaga heli kartaa Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan.
ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Nombre-ka & Magaca macmiil-ka Safraya. ka dib u dooro macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan Email-ka lagu dirayo Ticket-ka.
Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan waxa aanna kuugu bishaareynaynaa inaan Dhawaan bixin doono abaal
marinno qaali ah oo aan siin doono Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA.
haddaba ka mi noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u porte macaamiishaada Safar Raaxo Leh.
Sidoo chou frisé haddi aad dooneyso dans aad u safarto gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA.
oo geli halkan magaalada aad ka safreyso, halkanna magaalada aad u sucoto, kadib dooro xilliga aad baxeyso isla markaana ka dooro halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba. kadib ku dhufo "vol de recherche". waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto.
sidoo kale waxa aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah "Vols à venir-ka"
haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona.
Mahadsanide

ATA agency 1.3 · Télécharger Gratuitement

N/A/5 (0+ Avis)

Anciennes versions

Toutes les Versions