Channel kan waxaa iskaleh shabakada Aflax Computer oo ah shabakad lagu barto am

Phiên bản mới nhất

Phiên bản
Cập nhật
19 thg 10, 2020
Nhà phát triển
Thể loại
Google Play ID
Lượt cài đặt
100+

App APKs

Aflax Academy APP

Channel kan waxaa iskaleh shabakada Aflax Computer oo ah shabakad lagu barto ama lagaga hadlo barashada computer Science ka sida barashada Programming, barashada Networking ka, barashada Web Design amd Web Development,(sida HTML, CSS, PHP Java Script etc), Barashada Xisaabta, barashada Mutlimedia Systems sida Adobe photoshop, Adobe video Editor etc, Iyo dhamaan maadooyinka kale ee Computer ka. Dhamaan casharadu waxay kubaxaan Afsoomaali waan free ama lacag la aan.
Đọc thêm

Quảng cáo