Dhaweeye Darawal icon

Dhaweeye Darawal

1.1.149

Halkad rabto ku tag dhaweeye

Nom Dhaweeye Darawal
Version 1.1.149
Mise à jour 09 mars 2025
Taille 8 MB
Catégories Voyages et infos locales
Installations 100k+
Développeur TABAARAK ICT SOLUTIONS
Android OS Android 5.0+
Google Play ID com.dhaweeye.driver
Dhaweeye Darawal · Captures d’écran

Dhaweeye Darawal · Description

Qaabka est diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah Ayuu isu diiwaangalin karaa ama ISAGO ISKU diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido chou frisé Ayuu isu diiwan galinaya Balse Sugaya waxuu INTA Laga si aqbalayo darwalnimadiisa kadib Ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o u ku saabsan siduu shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara Meesha uu Rabo dans la geeyo, kadib Ayuu Arki doona masaafada lagu Tagi Karo meeshas Iyo lacagta lagu geynayo, kadib Ayuu dooran karaa nuuca Gaari u Rabo inuu raaco hadii ay en ligne yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu Dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa Arki doono darwalka kuugu Dhaw ee nuuca Gaari aad dalbatay, ISAGA ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa héli doono fariin ku saabsan dans la diiday ama dans la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo Meesha u ku suganyahy.
5 Dalbadaha ayaa héli doono fariin ah dans darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa héli doono fariin ah dans gaaray darawalka soo.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu Arki doona Jidka u ku socdo Iyo sida ugu Dhaw u ka Tagi Karo Meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay héli Doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10 Ugu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, sido chou frisé mi walba kan chou frisé Ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku ama jireen.

Dhaweeye Darawal 1.1.149 · Télécharger Gratuitement

4,8/5 (7k+ Avis)

Anciennes versions

Toutes les Versions