Uygulama-kan ka dhagayso Tafsiirka Quranka oo dhan codka Sheekh Maxamed Dirir

En Son Sürüm

Sürüm
Güncelleme
29 Haz 2022
Geliştirici
Kategori
Yükleme sayısı
50.000+

App APKs

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir APP

Bismillahi Raxmaani Raxiim,

Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay içinde aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Uygulama-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur'anka oo afsoomali ilaanka oo afsoomali dirah. .

Uygulamada Waxaan ku dadaalnay-kan inuu noqdo orta fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo balmumu waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur'aanka u.

Astaamaha uu leeyahay uygulaması-kan

1. In aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga.

2. Aad aayada aad rabto kapı ve karto.
- taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad, waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedanii dhage.

3. In aad qaari'a aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari' oo ay kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.

4. Marka aad suurada, aayada iyo Qaari'a aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, ve adigoo dhagaysanaya tafsiirkii aayadana kitaabka uga aragto.

5. Aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay'da taasoo kuu fududeyneysa.


6. Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taban.

7. Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga uygulaması lahana waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa.

8. Qari'iin cusub
9. Kur'an-ı Kerim Kur'an-ı Kerim Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay ka faaidaan.

10. Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah, qaybtaas oo aad

a. Ku khatmi karto kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto, waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka
B. Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama “Alarm” wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin/dhagaysan karto
C. Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto ahris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka kuran sh.dirir

Özellikler-kan oo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faa'idno.
İnşaAllah wakhtiga soo socda waxyaabo lahana ayaan ku soo dari doonaa.

Mahadsanidiin.
Devamı

Reklam