Application-kan ka dhagayso Tafsiirka Quranka oo dhan codka Sheekh Maxamed Dirir

最終のバージョン

バージョン
アップデート
2022/06/29
カテゴリー
インストール
50,000+

App APKs

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir APP

Bismillahi Raxmaani Raxiim、

Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa、oo inoo sahlay in aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Application-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur'anka oo afsoomali ah 。

Waxaan ku dadaalnay in application-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo Wax waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur’aanka udhagaysto。

Astaamaha uu leeyahayapplication-kan

1. aad suurada aad rabto ka dooran kartoliistigaで。

2. aad aayada aad rabto doorankartoで。
--taa Waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad is waydiiso ayaad kamidah quraanka、inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesankarto。

3. aad qaari’a aad rabto dooran karto Waxaa hada ku jira Saddex Qaari’oo ay kala yihiin Sh.c / raxamaan alsudais、Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.SacadAlghamdi。

4. Marka aad suurada、aayada iyo Qaari’a aad doorato markiiba Waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii、si adigoo dhagaysanaya tafsiirkii aayadana kitaabka ugaaragto。

5. aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso、taasoo kuu fududeyneysa in aad dib uga bilaabato meesha aad kujoojisay。


6. Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon Waxbataaban。

7. Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo kale waad furan kartaa oo waad isticmaalikartaa。

8. Qari’iin cusub
9. Turjumaadka quranka luqada Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay kafaaidaan。

10. Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo“ Khatmo” ah、qaybtaas oo aad

a。 Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto、waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka
b。 Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama“ Alarm” wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin / dhagaysan karto
c。 Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka quraan sh.dirir

機能-kanoo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faa’idno。
InshaAllah wakhtiga soo socda Waxyaabo kale ayaan ku soo daridoonaa。

マハドサニジイン。
もっと見る

広告